Wariye laga soo musaafuriyay Puntland oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Maamulka Puntland ayaa magaalada Garawe kasoo musaafuriyay weriye Cumar Maxamed Soomane oo ahaa Wariyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland, kaa oo dhawaan xabsi kuyaala Garawe la dhigay. Wariye Cumar Soomane ayaa lagu xiray xabsi kuyaala magaalada Garawe oo markii dambe qaab damiin ah looga sii daayay, maamulka Puntlanad ayaana wariyaha ku eedeeyay in Idaacad kutaala … Continue reading Wariye laga soo musaafuriyay Puntland oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Sawirro)